Deg Deg Daawo Video:Gudoomiyaha Barlamaanka puntland Oo Gobolka Sanaag Gaadhay,

Wefti balaadhan u Hogaaminaayo Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa Gaadhay Magaalada Badhan Ee gobolka Sanaag halkaasi oo Si heer Qaran ah loogu Soodhaweeyay Weftiga Gudoomiyaha.

Halkan Ka Daawo Video

Socdaalka Gudoomiyaha ayaa imaanaya xili Xaalad dagaal Ay ku jirto Puntland Islamarkaana Aad looga Walwal Qabo Qarxida dagaalka Tukaraq.