Deg Deg Daawo Video::Ajaanib Soo Gaadhay Laascaanood.

Waxaa maanta magaaalada laascaanood soo Caga Dhigatay Diyaarad Siday Xubno Ajaanib ah oo U Hogaaminaayo Mr David,

Halkan Ka Daawo Video

Qorshaha Socdaalkan Ajaanibta ayaa salka ku haya Booqashada iyo Kaalmeenta in ka badan 1200 Qoys oo xalad Adag ku Haysato Deegaanka Adhicadeeye Ee Gobolka Sool,