Afhayeenka Maamulka Jeegaanta  Oo La Hadlay Warbaahinta  Caawa ayaa ka hadlay xaalada Cakiran ee maamulka Jeegaanta iyo sarakiisha  Ciidan ee ku dhawaaaqday  Jabhada Garxajis Bari.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Xubinkan  U Hadlay Maamulka Muuse Biixi Ayaa sheegay in Kornayl Caare Yahay nin Falaago ah oo ka baxay Wuxuu ugu yeedhay In uu ka Baxay Xayn Daabka Somaliland,