Daawo sawiro:Cali khaliif Galaydh Oo Gabadh Uu Dhalay Siiyay Nin Cadaan ah,

Muddooyinkii gu dambeeyey waxaa dhulka Soomaalida iyo dalka dibadiisa ku soo badanayey hablaha Soomaaliyeed ee ka cararaya inimada Soomaalida isla markaana taasi bedelkeeda guursanaya ragga kale ee ajaaniibta ah.

Waa Sheeko Kale oo xiisa badan waxaana markaan idiin haynaa gabar uu dhalay hogaamiyihii hore ee maamulka Khaatumo Cali Khaliif Gallaydh oo wadanka dibaddiisa ku guursatay nin ajnabi ah xilli aad loo hadal hayey ajaaniib Garoowe iyo Burco ku guursatay hablo Soomaaliyeed.

Pro Cali Khaliif Gallaydh ayaa goob joog ka ahaa guurka gabadhiisa ee ninka ajnabiga ah waxaana laga soo qaaday sawirro Profisorka oo gabadha gacanta haya kadibna gacanta u geliyey ninkaasi ajnabiga ah.