Deg Deg DaawoVideo:Beesha Isaaq Oo Soo Fagtay Qabuuro Cusub,
Bartamaha magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxaa laga soo qufay qabuuro badan oo la xabaalay sanado badan kahor waxaana laga soo saaray lafaha dad dhintay oo ku duugnaa goobtaasi
Halkan Ka Daawo Video
Masuuliyiin katirsan Somaliland ayaa goobta gaarey iyagoona ku dulbaroortay sheegayna inay yihin lafahaa awoowayaashooda oo ay laysay dowladdii dhexe ee Somalia soo martay beri samaadkii sida ay hadalka u dhigtay Somaliland.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.