Deg Deg Daawo Video::Gaas Oo Cadhaysa Oo Garoowe Ku Soo laabtay
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Dr Abdiweli Mohamed Ali Gaas ku soo laabtay magaalada.
Halkan Ka Daawo Video
Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo kasoo laabtay Safar shaqo oo uu Maalmahanba Dalka Dibadiisa Ugu maqnaa gaar ahaan Dalka Kenya ayaa Warbaahinta waydiisay in uu yahay Musharrax doorshada Puntland 2019
Gaas ayaan Ka jawaabin su allo badan oo la weydiiyay .
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.