Deg Deg Daawo Video:Sarkaal Puntland ah ‘Walaahay Isaaq Laascaanood Nagama Hayn Karaan’

Sarkaal Ka tirsan ciidamada puntland ayaa si yaab leh uga hadlay hanjabaad madhalays  ah ee ka soo yeedhay maamulka SNM kuwaaso ku hanjabaaya in Garoowe Laga Qaxi doono.

Halkan Ka Daawo Video

‘Waxay Maraysa in Hargaysa laga soo hanjabo lagu hanjabo Garoowe ayaad ka carari doontan War goorma ayaynu saas u ba’nay’ ayuu yidhi sarkaal Puntland ah oo ka hadlaayay hadalada ka soo yeedhay xubnaha snm.