600 Deg Deg Daawo Video:Dawlada Somalia Oo Saamiga SNM La siiyo Banaanka Keentay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Dawlada Somalia Oo Saamiga SNM La siiyo Banaanka Keentay,

Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal  Ayaa Ka jawaabay Eedo Maamul Goboleedyadu usoo Jeediyen Dawlada Soomaaliya Oo odhanaysa wax Dhaqaale ah Nagama Soo Gaadho Dhanka Dawlada Fadaraalka,

Halkan Ka Daawo Video

Jamaal ayaa sheegay in Deeqaha Soomaaliya Lasiiyo Boqolkiiba 13 La siiyo Maamulka SNM halka Boqolkiiba 14 La siiyo puntland Sidoo kale Jubaland ayaa Hesha Boqolkiiba 13 Halka Koonfur Galbeed Hesho Boqolkiiba 11.Galmduug ayaa iyana Hesha Boqolkiiba 9 Halka Boqolkiiba 8 Lasiiyo Hirshabeelle.Gobolka Banaadir ayaa Isna helay Boqolkiiba 10 Ugu Danbayna Boqolkiiba 16 Dawlada Fadaraalka,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...