Xukumada Itoobiya ayaa isaga Baxday Heshiiskii ama Saamigii sida khaldan looga siiyay Dekeda Berbera Kaidb Wadahadal iyo Dadaal dawlada soomaaliya ugashay.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Qorshaha itoobiya ee ka Bixitaanka Heshiiska Berbera ayaa yimid dibada kadib shirkii maanta ka dhacay Hargaysa ee Shirkada DP World ku balaadhinasay Dekeda Berbera oo aysan jirin wax masuul ah oo ka socda itoobiya uu ka soo qeyb galay