Daawo Video:Muuse Biixi Oo Fariin Udiray Dawlada Soomaaliya iyo Faanka Ka dhacay,
Hogaamiyaha Maamulka jeegaanta Muuse Biixi cabdi oo maanta Ka qeyb Galay Shir Ka dhacay Hargaysa kaaso Shirkada DP World ay ku daah furasay Mashruuc ay Ku Balaadhinaso Dekeda Berbera
Halkan ka Daawo Video
Muuse Biixi ayaa Qudbad Faan aan loo meel Dayin ah kaa jeediyay madasha Daahfurka isagoona fariimo Kala duwan u diray Madaxda dawlada soomaaliya,
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.