Daawo Muqaal Naxdin leh:Nin Ku Gubtay Qaraxii Zoobe Oo Waraysi Yaab Leh Bixiyay,

Somali Cable Tv ayaa Waraysi naxdin iyo argagax leh la yeeshay cabdilaahi oo ah muwaadin ganacsade ah oo gabi ahan ku gubtay qaraxii lagu hoobtay ee zoobe.