War Deg Deg Ah::Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tukaraq

Wararka saakay naga soo gaarayo deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,ayaa sheegaya in xaaladda ay tahay mid degan,islamarkaana ay isku muuqdaan Ciidamada Puntland iyo SNM ee halkaasi isku horfadhiya.

Mararka qaar ayaa la maqlayaa rasaas goos goos ah oo u muuqda kuwo la isugu baaqayo,waxaana Difaac iyo feejignaan ku kala jira labada ciidan.

Saraiisha Jabhada SNM ayaa wacad ku maray inaanay SNM kaga hadhi doonin dhigeeda Puntland khasaaraha madaafiicdaasi ka soo gaartay,islamarkaana u aargudi doonaan maleeshiyaadkii looga xasuqay habeen hore tukaraq