Deg Deg Daawo Video:Puntland Oo Tidhi’Waa Nasiib Daro in Maanta Isaaq Nooga Soo Dhaarto Hargaysa’

Xildhibaan Dhagacade oo kamid ah Barlamaanka Puntland ayaa caawa ka jawaabay hadal Hanjabaad ahaa oo Ka soo yeedhay Xubno kamid ah Barlamaanka Maamulka SNM kuwaaso ku Hanjabay in Garoowe Laga Qaxaayo.

Halkan Ka Daawo Video

Hadaba Xildhinaan Dhagacade ayaa Ku tilmaamay Nasiib Daro in maanta Xubno yar oo Somaliya Guud ahaan Ka Ah Maynoorati in ay Ka soo Hanjabaan Hargaysa walibana ku hanjabaan cid ayaanu Barakicinayna,