Dhawaan ayay ahayd markii safar uu magaalada Berbera ku tagilahaa Hogaamiyaha SNM Muuse Biixi Cabdi uuu fashilmay islamarkaana xaalad amaan aawadeed uga cabsaday.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

safarka Muuse Oo ahaa Mid Salka ku haya sidii uu uga qeyb galilahaa Dhagax Dhiga wajiga labaad ee dekeda Berbera  oo shirkada DP Word dhisayso.balse taas badelkeeda waxaa ka qeyb galay Munasibadaasi Ku xigeenka Muuse Saylici,