Deg Deg Daawo Video::Layaabka Somaliland Oo tidhi ‘Shirka Golaha Wasiirada Garoowe Ayaanu Ku Qabsan Doonaa’
Barlamaanka Maamulka SNM oo warbaahinta kula hadlay Hargaysa ayaa iclaamiyay dagaal ka dhan ah maamulka puntand.
Halkan Ka Daawo Video
Hanjabada Barlamaanka SNM ayaa ahayd mid aad u kulul oo ay ku hanjabayaan in ay 24 Saac Gudohood Ku qabsan Doonan Garoowe.
Dhanka kale Xubnahan hadlay ku hanjabay in Garoowe inta aay qabsadan ay ku qabsan doonan waliba shirka golaha wasiirada snm.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.