Deg Deg Daawo Video::Faysal Cali Waraabe’Go’doon Ayay Somaliland Ku Jirta 2010 Ayeynu Maanta Ka Magac Rooneen”
October 10, 2018
Faysal caali waraabe oo Ka hadlaayay maanta Magaalada Hargaysa ayaa Banaanka soo Dhigay fashilka iyo Ga’doonka siyasadeed ee Dusha ka saaran Jabahad SNM.
Halkan Ka Daawo Video
Waxana uu yidhi faysal’’27 Sano Ka Dib Waxaynu nahay ummad Qabsan Waxaynu nahay ummad aan shacabkeedu haysan (Public service) Adeega Dad Weynaham Somaliland Waxay u baahatay inay bedesho wadaddii hore ee ma dhalayska ahayd Waxaynu nahay maanta ummad dhulkeedii 2/3 (av our territory) lagu sheegay dispute area dhul lagu muransanyey Waxaynu nahay ummad (Isolated) Go,doon Ah Marka leego halka aynu joognay 2010 Iyo maanta oo 2018 Ah waxaynu Aduunka Caan Ku Ahayn 2010kii”