600 War Deg Deg Ah:Sheikh Caan Ka Ahaa Soomaaliya Oo La Dilay. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Sheikh Caan Ka Ahaa Soomaaliya Oo La Dilay.

Wararkii ugu dambeeyay aan ka heleyno degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa lagu toogtay Wadaad caan ah.

 

Ciidan hubeysan oo isugu jira Cadaan iyo Somaliya, ayaa la soo sheegayaa iney u dheceen guri uu degmada ka daganyahay Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jiray Macalin Nuur Cismaan Bilaal.

 

Bilaal, waxa uu ahaa Macalin ardeyda bara Qur’aanka Kariimka, waxaana Saaka magaalada ka taagan dareen ay arintaasi ka muujinayaan Shacabka.

 

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysa dilka loo geystay Macalin Nuur Cismaan Bilaal, Maamulka Magaalada ayaan wali ka hadal dhacdadan.

Wanlaweyn, waxaa ku yaala Saldhigga ugu weyn ee Mareykanka ku leeyahay Somaliya, waana Saldhigga Balidoogle Balidoogle, Dadka qaar ayaa soo sheegaya in Ciidamada Huwanta ee dilka geystay ay ka soo dhaqaaqeen saldhiga.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Dib u Qabsan Lahaa Sool,
- Jan 17, 2021
Xukumadda Madaxweyne Siciid Deni ayaa Labadi Sane ugu danbysay waday Qorshaha dhisme ciidan ...
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
- Jan 17, 2021
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
Deg Deg Daawo:Cali Mahdi oo Ka Digay Halis dhici karta Hadii Lagaadho 8 February,
- Jan 17, 2021
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga ...
Deg Deg:Itoobiya Oo wefti Culus usoo Dirtay Buuhoodle.
- Jan 17, 2021
Wafti ka socda Dawlad deegaanka somalida oo ka Qayb lixaad leh ka Qaatay Nabadta ...
Deg Deg Daawo Xildhibaan Mahad Salaad Oo Dhaliil Kulul Uu Jeediye Farmaajo
- Jan 17, 2021
https://www.youtube.com/watch?v=hPrCNCYuPSE