600 Deg Deg Daawo:Taliyaha ciidamada Puntland Oo Si Jees jees ah Uga Hadlay Dagaalkii Xalay Tukaraq, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Taliyaha ciidamada Puntland Oo Si Jees jees ah Uga Hadlay Dagaalkii Xalay Tukaraq,

Taliyaha ciidamada kaydka Puntland Kornayl Cumar faraweyne ayaa si adag uga hadlay dagaalkii Xalay Ciidamada Puntland Ku qaaden Maleeshiyada Jeegaanta,

Halkan Ka Daawo Video

Kornayl Faraweyne ayaa sheegay in Weerar Qorshaysan ay ku Fuliyen Xalay maleeshiyada SNM islamarkaana ay SNM Guranaso Midhihii ay Beertay oo ah Weerarkii ay ku soo qaaday Deegaanka SSC,

 

Taliy oo ka¬† hadlaaya arrinka ayaa yihi‘wiilka Gabilay ka yimid ee leh Dulqaadkii ayaa iga dhamaaday muxuu filaya anigoo dhulkeygiina laba boqol oo kiilo mitir la haysto mida kale adeer Igad iyo caalam dhulkan malaha anaga leh’

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...