600 Deg Deg Daawo Video:SNM Oo Ka Hadashay Dagaalkii Tukaraq Ka Dhacay.Walaahay Garoowe La Hurdi Maayo’ | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:SNM Oo Ka Hadashay Dagaalkii Tukaraq Ka Dhacay.Walaahay Garoowe La Hurdi Maayo’

Maamulka SNM ayaa ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay Jiida Hore tukaraq islamarkaana lagu qaaday weerarka qorshaysan maleeshiyada SNM ee ku sugan jiidaasi hore,

Halkan Ka Daawo Video

Xubin ka tirsan Jabhada SNM oo warbaahinta kula hadashay maanta Hargaysa ayaa sheegay in ka snm ahaan ay diyaar u yihin in ay iska difaacan puntland islamarkaana waxaa uu ku hanjabay in garoowe laga barakici doono xubinkan u hadlay maamulka snm.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...