Deg Deg Daawo Video:Beesha Qayaad Oo Xukun Xaaran ah lagu Riday,

Gudigii Nabadeeenta Beelaha Qayaad iyo bararsame ayaa maaanta Go aan ka soo saaray shir mudo ka socday laascaanood Oo maaamulka SNM shukaanta u hayay,

Halkan Ka Daawo Video

Go aanada iyo xukunka ka soo baxay Gudiiga ayaa ahaa mid Dhinac ka raran oo Beesha Cabdi garaad Qayaad si gaar ah Loogu Shanbadeeyay.

 

Xukunka Waxaa kamid a qoddobadan hoosta Ku qran

1- In Beesha Khayr cabdi Soo Qabato gacan Ku Dhiigle Xasan Baatin jaaamac Bowle iyo ee desane Cabdirisaaq saleebaan Jaamac Bowle.

2-In Beesha Qayaad Siiso Bahararsame Magta 13-ka Nin Ee UgU Danbeeyay kuna bixiso Lix Bilood.

B-In Beesha Qayaad Dishay lana Baxday afar nin oo aan dagaal ku jirin iyadoo meeshana aysan jooginn wax bahrarsame ah

Qodobka B-ayaa ah mid Ganaax ay Ku muteesatay Beesha cabdi garaad.

 

Hadaba waxaa Is weydiin Mudan sababta Gudigu Beesha qayaad u Dul Dhigtay Go aamada ah Ganaaxa iyo Gacan Ku Dhiiglayaashana inay Soo qabato , Halka Beesha  kale Aan gacan ku Dhiiglayaashooda La amrin in la soo qabto wax ganaax ahna aan Laga soo saarin weerarkii Hubeesna ee Dhumay,

 

Xukunkan oo u muuqda mid isku sii diraaya beelaha marka la eego sida gudigu labada beelood midna dusha ugu saartay eed iyo ganaax midna uga eed iyo ganaax tirtay ayaa  muujnasa in  xukunkan yahay mid aan xalal aheen,

Khaatumonews.com