Deg Deg Daawo Video:Jabhada SNM Oo Soo Bandhigtay Khasaaraha Ka Soo Gaadhay dagaalkii xalay,

Jabhada SNM ayaa sheegatay in khasaare ka soo gaadhay dagaalkii xalay ciidamada Huwanta harti ku qaaden maleeshiyaadka Jeegaanta ee ku sugan Tukaraq,

Halkan Ka Daawo Video

Wssiir Ku xigeenka Warfaafinta SNM oo la hadlay warbaahinta waxaa uu sheegay in hub casri ah lagu garaacay xalay islamaraana khasaare dhimasho uu soo gaadhay maleeshiyaadkooda,

 

Hal Askari ayuu ku sheegay in uu kaga dhintay weerarkii xalay balse warar madax banaan ayaa sheegaya in kahsaare dhimasho oo gaadhaya ilaa 12 askari uu jiro iyo dhaawac lix ah.