Qaar kamid ah Odayaasha Siyaasiyiinta waxgaradka Beesha Yaxye cabdalle oo shir ku qabtay gobolka cayn gaar ahaan deegaanka widhwidh ayaa war ka soo saaray beeshu cidda ay sanadkan u xulatay in uu u matalo booskii ay kula lahaayen puntland ee barlamaanka,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Waxgaradka Beesha ee ku Shiray Widh Widh  waxaa ay sheegen In garaadka Beesha Garaad Saleebaan Buraale  iyo Caaqilka Guud Ee Beesha ay Isku raacen in Mar Labaad Xildhibaan Dhuubane Booska Hayo Islamarkaana Beeshu ay Talada Isimka iyo Caaqilka Daba Fadhido cid Kadaba Hadli karttana aanay Jirin oo saas La isku Raacay.