Deg Deg Daawo Video::Dagaal ka Dhacay Xuduudka Jabuuti iyo Maamulka Somaliland

Maleeshiyada maamulka somaliland iyo dadka ku nool magaalo xududeedka Lawyo cado ayaa dagaal xoogaan dhexmaray sida ay soo tabiyen warbaahinta maamulka Hargaysa.