Wariye Maxamed Daahir oo ka mid Ah Wariyaasha Soomaaliyeed Laguna Xasuusto TV Muuqaalka Bulshada ee dalka Canada Ayaa Uga Dhawaaqay magaalada Nairobi Inuu yahay Musharax U taagan Xilka Madaxweynaha Puntland Sanadkani Soo Socda.
Wariye Maxamed Daahir Ayaa ka mid Ah Wariyaasha Rugcadaaga Saxaafada Waxaana uu Tilmaamay Inuu Wax Badani ka badalyo Siyaasada Puntland.