600 Deg Deg Daawo Sawiro:;Cabdi Iley Oo Ka Soo Muuqday Maxkamada | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Sawiro:;Cabdi Iley Oo Ka Soo Muuqday Maxkamada

Waxaa maanta maxkamad ku taalla Magaalada Addis Ababa la horgeeyay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee Dawlad degaanka Soomaalida waxaana goordhow bilowday dhageysiga Kiiska loo heysto.

Dhageysiga dacwadda Cabdi Maxamuud Cumar ayaa horay dib loo dhigay muddo 14 cisha ah.

Cabdi ayaa ku eedaysan inuu gaystay dil, xarig aan loo meel dayin, jir dil iyo ku takri fal awoodeed, eedahaas oo uu isagu beeniyay in uu geystay.

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa laga soo xirey guri ku yiilay magaalada Addis Ababa 27-dii bishii Augosto, kadib markii maalin ka hor baarlamaanka degaanka uu xasaanaddii ka qaaday isaga iyo 6 mas’uul oo kale.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...