War Deg Deg Daawo Video:Mooshin Laga Gudbiyay Madaxweynaha.

Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka HIrshabelle ayaa caawa u gudbiyay guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle mooshin ka dhan ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

Halkan Ka Daawo Video

GUddoonka Baarlamaanka ayaa aqbalay mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Waare. Mooshinkan ayaa sida la sheegay waxaa saxiixday inkabadan konton xildhibaan waxaana xildhibaanada saxiixay ay ku eedeeyeen Madaxweynaha Hirshabelle maxamed Cabdi Waare xil gudasho la’aan.

 

Xildhibaanada Hirshabeele ayaa ah 99 Xildhibaan waxaana Mooshinka Gudbiyay 54 Xildhibaan,