Xildhibaan dheeg oo kamid ah Xubnaha beesha garxajis Ee ku jira maamulka jeegaanta ayaa ka hadlay Sida uusan Muuse Biixi Diyaarka ugu ahayn xiligan iyo xiligii ka horeeyayba in uu wakhti iska galiyo jabhada Beesha Garxajis Ku Dhawaaqday ee u hogaamiyo Kornayl Caare.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Dheeg ayaa sheegay in mudo badan ay isku dayen in ay u kala dabqaadan Jabhada caare iyo maaamulka Muuse Biixi Balse Muuse Diiday oo albabka ka furi wayay xubnihii Uu ka midka ahaa ee waanwaanta waday