Deg Deg Daawo Video:Weerar Ka Dhacay Duleedka Hargaysa,

Weerar aan hore loo arag nooociisa ayaa ka dhacay duleedka magaalada hargaysa kaaso sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac,

Halkan ka Daawo Video

Sida uu sheegay afhayeenka booliska maamulka SNM ayaa sheegay in kooxo hubaysan ay weerar loo adeegsaday dab iyo rasaas ay ku qaaden Reer dagan Duleedka hargaysa islamarkaana weerarkaasi ay ku nafwaayen ugu yaaran toban neef halka sideed kalana ku dhaawacmen sidoo kale waxaa dhaawac jabniin ahi ka soo gaadhay mid kamid ah Haweenka xafadaasi,