Deg Deg Daawo Video:Somalland Oo tidhi’Diyaar Baanu U Nahay In Aan Kamid Noqono Dawladda Soomaaliya’

Adna Aadan Ismaaciil, Ergayga Somaliland u qaabilsan wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Somaliland ay diyaar u tahay inay dib ula midowda Soomaaliya haddii ay Soomaaliya ka dhalato sida ay hadalka u dhigtay “Dowlad waxtar leh.”

Halkan Ka Daawo Video