Deg Deg Daawo Video::Siyaasi Buuba Oo Ka Hadlay xaalada cakiran Ee maamulka Hargaysa,

Siyaasiga ismaacil hure buuba oo maanta saxaafada kula hadlaayay Hargaysa ayaa ka hadlay xaalada siyasadeed ee maamulka jeegaanta iyo khilaafka soo laba kacleeyay ee ka dhex taagan xisbiyada Garxajis iyo Jeegaanta ee Kumiye,Ucid ,Wadani,

Halkan ka Daawo Video

Buuba ayaa si qoto dheer uga hadlay siyaasada Jahligu hadheeyay ee muuse biixi cabdi iyo maamulkiisu ay doonayaan in ay si sandulle ah ku socod siiyan,

Sidoo kale Buuba ayaa ka hadlay weerar ka dhacay saaka Hargaysa,