Horgal Saleebaan Cali koore oo maamulka snm ugu magacaaban wasiirka biyaha ayaa maanta kula hadlay warbaahinta magaalada hargaysa isagoona been aan sal iyo raad toona lahayn ku qanciyay shacabka la’il daran haraadka ee ku nool magaalada hargaysa.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!