Deg Deg Daawo Video:;Dood Dhexmartay Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame,

Kulan Dood Wadaag u dhaxeeya labada Beelood ee Shaqaaqadu ku martay Koonfurta gobolka Sool ayaa ku yeeshey magaalada Laascaanood .

Halkan Ka Daawo Video

Dooddan iyo lafa gurkan ayaa ahaa in la helo halka ay dhibaatadu ka soo noq noqoto , sida wax looga qaban karo iyo gudiga nabadaynta oo goob joog ka ahaa doodan ayaa dhinacooda si qoto dheer uu uga hadley siyaabaha loo soo afjari karo doodan iyo in ay daacad ka noqdaan soo afjarida dooda .

 

Dhinaca kale , Gudiga Nabaynta ayaa canaan u huwiyey labada dhinac oo ku canaantay dhibaatooyinka maalmahaan ka taagneyd deegaanada koonfurta gobolka Sool oo ay iska gubeen labada dhinac guryo ay kala leeyihiin .