Dhawaan ayay Ahayd Markii Taliyaha Ciidanka Xasilinta Garoowe Muxiyadiin iyo Ciidan uu wata ay Weerar Dhexmaren maleeshiyaad Hubaysan Weerarkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Hadaba Taliyaha oo ka hadlaayay weerarkaasi waxaa uu sheegay inay La dagaalamen Maleeshiyo Khamrilayaal ah.
Intaas kadib waxaa maanta la hadlay warbaahinta odayaal La safan maleeshiyaadkii Hore Loogu Sheegay khamrilayaasha kuwaaso sheegay in aanay wilashoodu ahayn waxa lagu eedeeyay balse ay ahaayen ciidan ka yimid jiida tukaraq oo soo aaday xasaskooda.
Si Kastaba ha Ahaate odayaashan ayaa ku Hanjabay in Ay qadayaan Talaabo Hadii aan Si cad looga Soo jid Bixin.