Shire Hotel Ayaa maanta xadhiga laga Jaray waxaana uu Noqonaya Hotelka Kaliye Xiligan ugu casri San Magaalada Laascaanood Caasimada Gobolada SSC oo mudooyinkan Danbe Shacabka Deegaankaasi ay Si xawli ah ugu wadan Horumarka Qeybihiisa Kala Duwan haday tahay Dhismaha.Ganacsiga iyo Wixii lamid ah.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!