Burburka iyo Kala Firxadka Maamulkii SNM ayaa Waxaa uu maraaya meel Xun iyadoo maalinba maalinta ugu Danbeysa ay Sii Kala Tagayso.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Faysal cali waraabe oo kamid ah Siyaasiyiintii fara Ku Tiriska ahaa ee Ku Dhagana Maamulka SNM ayaa hada Ku Hanjabay in uu Qabanaayo Shir Beeleed,

 

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta Si Adag uga hadlay Doorashooyinka Dawlahada hoose iyo Baarlamaanka Ee La Filaayo In Ay dhaacan ayaa Rajo Xumo ka Muujiyay In La Qabto Doorashoyinka.waxana uu yidhi’Haddii Doorashada la Qaban Waayo, Shir Beeleed Ayaan ku Dhawaaqaynaa’