Dowlada federaalka Somalia ayaa ka soo horjeesatay musharaxnimada Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo shalay magaalada Baydhabo kaga dhawaaqay inuu isu soo taagay doorashada xilka madaxweynaha Koonfur galbeed.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Qoraal ka soo baxay Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada Federaalka ayaa lagu sheegay in Mukhtaar Roobow aanu ka qeyb geli Karin doorashadaas, sababo la xiriira isagoo weli buuxinin shuruudihii looga qaadi lahaa xayiraadii kal hore lagu soo rogay.