Deg Deg Daawo:Musharax Awood Ciidan Kula Wareegay Garoowe iyo Khal khalka amniga ,,

Musharax Faarax Cali Jaamac ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey caasimadda Puntland ee Garoowe. Musharaxa ayaa saakey ka soo kicitimiyey magaalada Qardho oo uu ku sugnaa labadii habeen ee u danbeysey.

Halkan Ka Daawo Muqaalka Ciidanka

Dadweyne aad u fara badan ayaa Musharaxa uga hortegey banaanka Garoowe, kuwaas oo si habsami leh loo soo abaabuley marka la eego dharka ay xiran yihiin iyo sawirada ay sitaan iyo halkudhigyada ololaha doorashada.

 

Soo dhawenta Musharax Faarax Cali Shire waxaa ka qaybqaatey ciidamada daraawiishta, kuwaas oo siiyey salaan sharaf isaguna uu ka qaatey salaanta,

 

Musharaxan ayaa Khalkhal galiyay amaanka garoowe iyado ay isu qasmen dhamaan Ciidankii Shacabkii iyo Guud ahaan maamulkii Nugaal.