Maalintii Shalay ahayd ayay Xisbiyada Beelaha Garxajis Ee Wadani iyo Ucid waxaa ay Xidhiidhka u Jaren maamulka Muuse Biixi ee Jeegaantu ku midaysan tahay Kadib markii la isku qabtay qodobo ay kamid tahay in la kala Diro Guddiga Komishinka iyo in Tiro Dheeri ah lagu daro taaso Xisbiga Jeegaantu ee Kulmiye Ku Gacan Saydhay.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Hadaba Gudoomiye Ku xigeenka Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta La Hadlay Warbaahinta isagoona sheegay in aan Lakala Direen Komishanka Iyo Inaan Lakordhin Xubnahaasi Tiradooda,