600 Deg Deg Daawo Video:;Cudur Halis Ah Oo laga Qaado jiirka. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:;Cudur Halis Ah Oo laga Qaado jiirka.

Wadanka Shiinaha oo kamid ah dalalka Horumaray ee caalamka ayaa lagu diiwaangeliyey xanuunkii ugu horeeyey ee la ogaadey in xayawaanka Jiirka loo yaqaan uu u gudbiyo aadahana, kaasi oo markii hore kudhici jirey noolaha jiirka oo kaliya.

Halkan Ka Daawo Video

Shaybaar Xeel-dheer oo lagu sameeyey nin ka cabanaya xanuunka beerka ayaa waxaa lagu ogaadey inuu qabo jooniska noociisa loo yaqaan Hepatitis E oo ah xanuun u gaar ahaan jirey xayawaanka jiirka una gudbiyey ninkaasi xanuunsanaya hadda

 

Intaasi kadib cilmi baadhis ay samaysay Jaamacadda Hong Kong ee dalka Shiinaha ayaa lagu ogaadey xanuunka beerka ama Jooniska qaybtiisa E inuu jiirku u gudbin karo aadanaha loona baahan yahay in si aad ah looga digtoonaado.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...