Deg Deg Daawo Video:Horgal Dhulbahante ah Oo Qarxiyay Sirta Maleeshiyaadka SNM.
October 4, 2018
Waxaanu halkan idin ku soo gudbin doonaa hordhaca barnaamijka hal-adayg oo uu marti ku yahay Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud Cabdirishiid Ducaale Qambi ee Maamulka SNM ,
Halkan Ka Daawo Video
Horgalkan Ayaa sheegay in Maleeshiyaadka SNM U sitan Dharka Ciidanka Arrimo La xidhiidha inay Ku Dhacan Dadka Deegaanka SNM.
Wuxuuna yidhi Horgal Qambi isagoo Ka hadlaaya Arinkan”“Ciidammadu Hub Badan Ayay Haystaa Iyaga Laftigoodu Waxa Ay Ka Mid Yihiin Kuwa Wax Dhibaateeya, Waxa Jira Askar Dirayska U Qaata Iyaga Oo Dhul Doonaya”