Deg Deg Daawo::VIdeo:C/wali gaas Oo Garoowe Ka Baxay iyo Dagaal laga Cabsi Qabo Muxuuse Ka yidhi?

Madaxweyne Gaas oo ka dhoofayay maanta Garoonka Diyaaradaha ee Garowe, isagoo u jeeda Dalka Kenya ayaa la weydiiyay Su’aalo la xiriira Xaaladda dalka.

Halkan Ka Daawo Video

Madaxweyne Gaas ayaa la su’aalay inuu Safarkiisa ku soo beegayo, xilli la qorsheynayo iney Ciidamada Puntland dagaal ku qaadaan Deegaanka Tukaraq, wuxuuna sheegay inuusan Taasi hadda ka sii hadli karin laakiin Waxkasta laga yaabo iney dhici karaan marku Dalka ka maqanyahay.

 

Dhinaca kale Madaxweynaha oo la weydiiyay inuu Safarkiisa Nairobi u sii marayo muqdisho, oo ay sheegeen iney Dowladda Xarunta u ah xiriirka u jareen, ayaa sheegay inuu sii marayo aysanna jirin Cid u diidi karta, Maadama buu yiri ay tahay Caasimad Soomaaliyeed