Deg Deg Daawo Video::Musharax Weerar Culus Ku Qaaday C/wali Gaas Kana Horyimid Dagaalka Tukaraq,
Musharax madaxweyne DR, Eenow oo maanta soo gaadhay magaalada Garoowe ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha puntland c/wali maxamed cali gaas,
Halkan Ka Daawo Video
Musharaxan ayaa sidoo kale ka hor yimid dagaalka Maamulka Gaas Doonaayo in uu ku qaado magaalada Tukaraq iyo Guud ahaan gobolka sool,
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.