Deg Deg Daawo Video::Xisbiyada Ucid iyo Wadani Oo Xidhiidhka U Jaray Maamulka Muuse Biixi,

Kulamadii Usocoday Xisbiyada Mucaaradka Ah Iyo Maamulka Muuse  Biixi Oo Lagu Kala Kacay +Xisbiga Mucaaradka Ah ee Ucid iyo Wadani   Oo Ku Eedeeyay Muuse Biixi Inuu  Burburisay Kulamadaa.

Halkan Ka Daawo Video

Sida u sheegay Ku xigeenka Faysal Cali Waraabe waxaa uu Xisbiga Ucid Joojiyay Wada Shaqayntii ay lalahaayen Maamulka Muuse Biixi,