
Degmada widhwidh Ee Gobolka Cayn ayaa Habeenimadii Xalay ilaa Waabarigii Saaka waxaa Ka Da’ay Roob mahiigan Ah oo Buuxshay Dhamaan Goobaha Biyo Qabatinka ah Sida Baliga,Ceelasha,Baraagaha,Dhaamamka iyo Meelkasta oo Biyo Qabatin Leh.
Halkan ka Daawo Video
49 total views, 2 views today