Deg Deg Daawo Sawiro:Laascaanood Oo Roob Mahiigan ahi Heley,

24 Saac ee ugu danbeeyay waxaa Roob mahiigan Ahi ka Da’ay magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool iyo Deegaanada ku Teedsan

 

Roobkan oo ahaa mid Laxaad leh ayaa Guud ahaan Xidhay isku socodka gaadiidka,ganacsiga iyo Dhamaan Dhaqdhaqaaqyada Bulshada,

 

Sidoo kale Roobkan ayaa Helay Gobolka Cayn iyo Deegaao badan Oo kamid Gobolada SSC.