Daawo VIdeo:Faysal Cali Waraabe Oo Weerar Culus Ku Qaaday Caare+Kana Dayriyay Xaalada SNM.

Faysal cali waraabe oo kamid ah Siyaasiyiinta Maamulka SNM oo maanta ka hadlaayay kulan ka dhacay hargaysa ayaa Weerar Qaawan ku qaaday taliyaha Jabhada Garxajis Bari kornayl Caare.

Halkan Ka Daawo Video

Sidoo kale Waxaa uu Faysal cali Waraabe Ka Dayriyay xaalada Maamulka SNm hada ku sugan yahay Dhanka Siyaasada dibada iyo Tan gudaha oo isku Yaacday.