War Deg Deg Daawo Video:Khilaaf Ka Dhex Qarxay Culimada Hargaysa

Gudiga Culimada Ee Loo Yaqaan Xumaan Reebista iyo Wanaag Farista Ee maamulka Somaliland  Ayaa Khilaaf Culus ka dhex Qarxay Sida Uu Sheegay Mid kamid Ah culimada Gudigaasi oo la Hadlay Warbaahinta.

Halkan Ka Daawo Video