600 War Deg Deg Ah::Gobolka Mudug oo Dhimashadu 6 Ruux Marayso iyo Dhaawaca oo Ka Badan? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah::Gobolka Mudug oo Dhimashadu 6 Ruux Marayso iyo Dhaawaca oo Ka Badan?

Wararka WarbaahintaKhaatumonewsT saaka ka helayso deegaanka Gawaan oo ku yaalla Koonfurta gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in waaberigii uu ka dhacay shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyey shilkaas waxaa ku dhintay Lix ruux, halka dad kale ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo la geeyey mid kamid ah isbitaalada ku yaalla Magalada Gaalkacyo ee xarnuta Gobolka Mudug.

Shilkan ayaa sababta keentay lagu sheegay in wadooyinka qaar ee gobolka mudug ay haatan yihiin kuwo burbursan, iyada oo dadkii shilkaasi ku waxyeeloobay ay u gurmadeen dad xoolo dhaqato ah oo ku nool Koonfurta gobolka Mudug.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...
Daawo:Shir Buuhoodle Ku Dhexmaray Garaad Cabdirisaaq iyo Saraakiil Itoobiyan ah Iyo Hanjabaad Ay diren,
- Jan 17, 2021
Garaad Abdirisaaq oo Kulan Gaar ah la Qaatay Wafti ka socda Dawlada DeegaankaSoomaalida itoobiya ...
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Dib u Qabsan Lahaa Sool,
- Jan 17, 2021
Xukumadda Madaxweyne Siciid Deni ayaa Labadi Sane ugu danbysay waday Qorshaha dhisme ciidan ...