War Deg Deg Ah Daawo Video:Cabdixakiim Camey Oo Siro Badan Keenay Banaanka Qudbad uu Maanta Jeediyay,
October 2, 2018
Madaxweyne ku-xigeeka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo khudbad ka jeedinayey shir ay ku sugnaayeen ajaaniib tirabadan oo ah madaxda hayaddo kala duwan, safiiro iyo ururo caalami ah ayaa ku dhawaaqay war aysan ku farxin.
Halkan ka Daawo Video
Madaxweyne ku-xigeenka oo ah shaqsi aan inta badan runta la gaban ayaa bannaanka soo dhigay arrin inta badan hayadduhu ay ku kacaan isla markaana taageero u ah Alshabaab iyo Daacish aysanna Puntland aqbali doonin, loona baahan yahay inay joojiyaan.
Sidoo kale Waxaa U Fariin u Diray Madaxweynaha Somaaliya iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya.