Deg Deg Daawo Video:Nin Carab AH Kaadi Ku Rusheeyay Gabadh Jeclaatay,

Saacadihii ugu Danbeeyay waxaa Baraha Bulshada Lagu Baahinayay Muqaal layaab Leh oo dhexmaray Haweenay carab ah iyo Nin Carab Ah.

Halkan Ka Daawo Video

Sida Muqaalka Ka muuqata waa Nin Carab ah oo meel Baadiye ah inta Uu Fadhisiiyay Gabadh Muslimad ah Kaadi Ku rusheeyay Si uu U Xaqiijiyo inay Jeceshahay,

 

Muqaalkan Naxdinta Leh Ayaa aad waxaa uga cadhooday umada Islamka ah.

 

Raga Soomaaliyeed iyo Kuwa kale Islamka ah waxaa looga Digaya in Aysan Si Walba ula Dhaqmin Haweenka oo ah Kuwo iyagu aan Lahayn Awood Isku filan una Nugul Waxkasta.

Khaatumo News Online